Maxaa Kala Qabsaday RW Khayre iyo Madaxda Urur Goboleedka IGAD (daawo)

HomeWararka

Maxaa Kala Qabsaday RW Khayre iyo Madaxda Urur Goboleedka IGAD (daawo)

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo shalay gelinkii dambe ku soo laabtay Magaalada Muqdisho, kaddib markii uu ka soo qeyb galay Shir Madaxeedka IGAD ayaa ka warbixiyay dhacdooyin cajiib iyo run sheegid badan uu kala soo kulmay Madaxweynayaasha Uganda iyo Suudaan. DAAWO https://youtu.be/oJ_5vHh3zw4

Buursalax Roob lagu diirsaday Ayaa Helay waxgaradka Gobalka ayaa ka Hadlay (dhegayso)
Madaxda Maamul gobaleedyada oo khudbad kajeediyeey Xarunta Aqalka Sare (dhegayso)
Guddiga dhismaha wadada Ceeldaahir & Ceerigaabo oo lacag lagu wareejiyeey (Daawo)

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo shalay gelinkii dambe ku soo laabtay Magaalada Muqdisho, kaddib markii uu ka soo qeyb galay Shir Madaxeedka IGAD ayaa ka warbixiyay dhacdooyin cajiib iyo run sheegid badan uu kala soo kulmay Madaxweynayaasha Uganda iyo Suudaan.

DAAWO

https://youtu.be/oJ_5vHh3zw4

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: