Madaxda Maamul gobaleedyada oo khudbad kajeediyeey Xarunta Aqalka Sare (dhegayso)

Madaxda Maamul gobaleedyada oo khudbad kajeediyeey Xarunta Aqalka Sare (dhegayso)

Madaxda maamul gobaleedyada dalka oo wali ku sugan Muqdisho aya khudbad kajeediyaay xarunta aqalka sare oo ay ku sugnayeen Xildhibaanada Aqalka sare ee dalka ,waxaana ay kaga hadleen xaaladda dalka uu kujiro xiligan.

Madaxweynayaasha Puntland,Jubbaland,Galmudug,Hiirshabele ,Koonfur Galbeed ayaa iyagu hadalo kala duwan kaso jeediyaay kulanka maanta aqalka sare kadhacay.

Warbixin Wariye Maxamuud Cabdi ibraahim ayaa inoo diyaariyeey

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com