Buursalax Roob lagu diirsaday Ayaa Helay waxgaradka Gobalka ayaa ka Hadlay (dhegayso)

Buursalax Roob lagu diirsaday Ayaa Helay waxgaradka Gobalka ayaa ka Hadlay (dhegayso)

Odayaasha iyo waxgaradka Degmadda Buursalax ee Gobalka Mudug ayaa uga warbixiyeey Radio daljir Robaab ka da’ay Gobalka Mudug ,wuxuna sheegay in roob wanaagsan uu helay gobalka.

Siciid Cabdi Nuur Odayaasha Buursalax oo daljir waraysi siyeey ayaa sheegay in 24 saac ee lasoo dhafay roob wanaagsan uu qabtay degmadda.

dhinaca kale wuxuu sheegay in Goldogob iyo meelo kale oo gobalka ah dadku ay qabowsadeen,wuxuna sheegay in wali cirka uu cusubyahay.

Farax yemani ayaa Waraystay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0