Xoolo dhaqato Reer Guura ah oo ku Dhibaataysan Kaam kuyaal Cabudwaaq (dhegayso)

Xaalada dadkii xoolo dhaqatada ahaa ee kunoola kaamka Iftin( 1) ee degmada Caabudwaaq dulsarna ku ahaa qoysas kale oo danyar ah ayaa laga soo deerinaya xaaladooda nololeed marba marka kadanbaysa.

ilaa iyo (1400 oo qoys kun iyo Afar boqol oo qoys ayaa kunoo kaamka iftin ee Degmadda Cabudwaaq
Qoysaskan ayaan haysan hoy iyo baco ay kagalaan roobabka da,aya xiligan.

5qof oo afar kamid aha ay yihiin caruur ayaa gudaha kaamka gaajo iyo nafaqo ugu dhintay.
Hadaba Cabdi axmed cigaal waa Gudoomiyaha kaamka iftin ee degmada caabudwaaq Wariye Xasan Heykal ayuu uga waramay xaalada kaamka kajirta.

dhegayso waraysiga


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com