Hakad Kuyimid Shirkii Nabadaynta Gobolka Mudug iyo Ergadii Galmudug oo U Baxday Dhulmiyi ah

HomeWararka

Hakad Kuyimid Shirkii Nabadaynta Gobolka Mudug iyo Ergadii Galmudug oo U Baxday Dhulmiyi ah

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu hakad maanta kuyimid shirkii nabadaynta gobol

Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya oo ka hadlay Dalabkii Xeer ilaaliyaha Qaranka
Galmudug oo shacabkeeda uga digtay khatarta cudurka COVID-19
Guddiga doorashooyinka Somaliland oo soo bandhigay tirada guud ee cod-bixiyayaasha

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu hakad maanta kuyimid shirkii nabadaynta gobolka Mudug ee shalay Galkacyo uga furmay Puntland iyo maamulka Galmudug.

Shirka ayaa hadkan waxaa galiyey masuuliyiintii kasoo jeeda dhanka Galmudug iyagoo sheegay inay u baxayaan dhulkii dadka Birimo gaydada ah lagu dilay si ay u yareeyaan dhibaatooyinka ka dhacay miyiga gobolka Mudug isla markaana aysan u dhicin mid lamid ah tii xalay ka dhacday.

HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WEERARKA

Kaxandhaale: “Inta la Hubo 4 baa Saaka [Shalay Subax] Deegaanka lagu Dilay”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: