Kaxandhaale: “Inta la Hubo 4 baa Saaka [Shalay Subax] Deegaanka lagu Dilay”

Inta la hubo afar ruux ayaa lagu dilay weerar saaka ay maleeshiyaad beeleed hubsayn ka geysteen deegaan dhaca xuduuda Gobolka Galgaduud uu la wadaago Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya. Afarta Ruux ee la dilay ayaa ku sugnaa nawaaxiga Deegaanka Kaxandhaale oo dhaca xuduuda Itoobiya, waxaana la sheegay in maleeshiya beeleedka falka geystay ay goobta ka carareen. … Continue reading Kaxandhaale: “Inta la Hubo 4 baa Saaka [Shalay Subax] Deegaanka lagu Dilay”