Isbadalka Maamulka Hiiraan iyo Filashada Waxgaradka Gobolka (dhegayso)

HomeWararka

Isbadalka Maamulka Hiiraan iyo Filashada Waxgaradka Gobolka (dhegayso)

Jamaal Xaaji Waxaa uu ka midyahay waxgaradka gobolka Hiiraan, waxaan ka waraysanay dareenkiisa ku aadan isbadalka lagu sameeyay maamulka gobolka Hiira

Shirkii Golaha Wasiirada DFS oo Garoowe lagu soo gabagabeeyey (dhegayso)
Dr Sulub oo kulan hogaaminta kusaabsan ku qabtay Bosaso (dhegayso)
Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo Fariin hanjabaada u diray Armenia

Jamaal Xaaji Waxaa uu ka midyahay waxgaradka gobolka Hiiraan, waxaan ka waraysanay dareenkiisa ku aadan isbadalka lagu sameeyay maamulka gobolka Hiiraan, caqabadaha horyaal maamulka cusub ee ay tahay in uu wax ka qabto, iyo waxa uu kaga duwanaan doono maamulkii hore ee gobolka.

“Qof walba mar ayuu qabtaa xilka, waana meerto xilku. Waxaana u mahadcelinayaa kan cusub, waxqabadna ka rajaynaynaa haddii aan nahay bulshada reer Hiraan,” sidaas waxaa yiri Jamaal.

Hoos ka dhegayso waraysiga Cabdulqaadir Yuusuf Irshaad, Daljir Muqdisho.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: