Shirkii Golaha Wasiirada DFS oo Garoowe lagu soo gabagabeeyey (dhegayso)

Shirkii Golaha Wasiirada DFS oo Garoowe lagu soo gabagabeeyey (dhegayso)

Magaalada garoowe Caawa waxaa lagu gabagabeeyay shirkii Golaha wasiirada Soomaliya oo Puntland lagu qabtay shirka waxaa lagu Lafa guray waxyaabo Badan Arimaha Soomaliya .

Waxaana lagu Ansixiyey Ilaa laba Xeer sida uu sheegay wasirka Warfaafinta Soomaliya Mudane Geelle oo warbahainta la Hadla waxyabhii shirka looga Hadlay waxa ka mid ah waxaa dawladu Ay Aad u cambaareysya Falkii lmasuulyiin Horay Dawlad Soomaliya uga soo mid noqday lagu dilay Buuhoodle .

Waxa sidoo kale dawladu ay ku baaqday in Deg Deg lagu Dhameeyo Arinta Tukaraq ayna diyaar u tahay inay ka qeyb qaadaneyso sidii lagu damin laha araiisla wasaaraha Soomaliya ayaan gudi u Xil saaray Maxaabiis ku xiran Garoowe in Cadaalada la Hor keeeno lagu sii daayo wadadii loo maray kuwii dalka dibadiisa ay dawlada ka keentay Mid la mid ah sida uuu wasiirku sheegay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com