Siciid Dheere: “Waayahaan Somaliland waa Ruudka Al-Shabaabta Galgala loo Jiheeyo”

HomeWararka

Siciid Dheere: “Waayahaan Somaliland waa Ruudka Al-Shabaabta Galgala loo Jiheeyo”

WARAYSI Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland. Waxaa waraystay Jamaal Faarax Aadan. Taliyuhu wuxuu carrabka ku dhuftay in khasaare jiro dhan walba, ayna ku jiraan madaxdii Al-Shabaab Galgala. Somaliland wuxuu ku tilmaamay ruud ama jidmareenka al-Shabaabta u socota buuraha Galgala, ha ahaadeen kuwo koonfurta ka yimi ama kuwo dhexdooda laga abaabulay. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/593ca26303010075760c4e35/GEN+Siciid+dheere_11+Juun+17.mp3

Amaanka Boosaaso oo aad loo adkeeyay iyo cabsi laga qabo Dibadbaxyo rabshado wata (dhegayso)
Xildhibaanada Faderaalka oo Warsaxaafadeed kasoo saaray xiisadda Sool (dhegayso)
Muxuu salka ku hayaa safarka Madaxweyne Laftagareen ee Kismaayo?

WARAYSI Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland. Waxaa waraystay Jamaal Faarax Aadan. Taliyuhu wuxuu carrabka ku dhuftay in khasaare jiro dhan walba, ayna ku jiraan madaxdii Al-Shabaab Galgala. Somaliland wuxuu ku tilmaamay ruud ama jidmareenka al-Shabaabta u socota buuraha Galgala, ha ahaadeen kuwo koonfurta ka yimi ama kuwo dhexdooda laga abaabulay.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Xafsagurey 7 years ago

    waxaa nasoo gaarayey malmahan dhan goobtii dagalku kadhacayey wala rusheeyey oo alshabab oodhan waaa la laayey
    warkaasi ma war jiraa mise waa iska been abuur

DISQUS: