Xildhibaanada Faderaalka oo Warsaxaafadeed kasoo saaray xiisadda Sool (dhegayso)

Xildhibaanada Faderaalka oo Warsaxaafadeed kasoo saaray xiisadda Sool (dhegayso)

Warsaxaafadeed kasoo baxay xildhibaano iyo wasiiro katirsan Dowladda Faderaalka Soomaaliya, kana soo jeeda gobolada Sool iyo Sanaag ayaa markii u horaysay cadeeyey mowqifkooda xiisadda gobolka Sool, iyagoona  taageeray howlgalka dowladda Puntland ay kusoo celinayso gobolka Sool.

Waxaa ay sheegeen inay muqadas tahay midnimada umadda Soomaaliyeed.

Raadio Daljir ayaa fahamsan golaha xukuumada iyo xildhibaanada ee matala gobolada waqooyi gaar ahaan Hargaysa inay had iyo jeer ay kala shaqeeyaan Somaliland siyaasadda arimaha dibadda iyo mashaariicda caalamiga.

Hoos kadhegayso warsaxaafadeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com