Wasiir Qarjab,”Waa Been Alshabaab Ma Qabsan Af-urur Khasaarena nama Gaarsiin”

HomeWararka

Wasiir Qarjab,”Waa Been Alshabaab Ma Qabsan Af-urur Khasaarena nama Gaarsiin”

Wasiirka wasaaradda amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa faahfaahin ka bixiyey da

Xoogaga Mucaaradka ee Yemen oo dowladda ku wareejiyay magaalada Xudayda
Madaxweynaha maamulka Koonfur-Galbeed oo Garoowe soo gaaray (Sawiro.)
Wasaaradda Shaqadda iyo Shaqaalaha Puntland oo dignin soo saartay (dhegayso)

Wasiirka wasaaradda amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaal u dhexeeya ciidanka dowladda Puntland iyo Alshabaab oo ka dhacay deegaanka Galgala.

Mudane Qar-jab ayaa beeniyey wararka Alshabaab ay baahisey ee sheegaya inay dishey 61 askari, isagoona sheegay inay laayeen dad shacab ah oo deganaa agagaarka fariisimada ciidanku ay ku sugnaayeen haddana ciidanku ku raad joogaan.

Dhanka kalena, wasiirku wuxuu sheegay in dhowaann Af-urur ay ku soo bandhigi doonaan khasaaraha gaarey Alshabaab, islamarkaana aysan ka hari doonin.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 4
DISQUS: