Barkhad Cali Saalax AUN 1938-2017: Xasuus Martisoorkii Radio Daljir 12 Diseenbar 2013

HomeMARTISOORRaadreeb

Barkhad Cali Saalax AUN 1938-2017: Xasuus Martisoorkii Radio Daljir 12 Diseenbar 2013

AUN Barkhad Cali Saalax wuxuu shalay oo taariikhdu ahayd 5 Juun 2017 ku geeriyooday Bossaso. Barkhad waxaan 12 Diseenbar 2013 ku soornay barnaamijka caanka ah ee Martisoor. Barkhad wuxuu Tallman ugu warramay waayihiisii nolosha, mid korriimo, shaqo, waxbarasho, siyaasad, iyo waayo-waayo. Martisoor kaga bogo oo hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/593614b9020100bb1b28467e/Martisoor_Tallman_Garowe_Barkhad+C+Saalax-12-Dec+2013.mp3

MARTISOOR & UGANDA | Waxaa marti ku ah Madaxa Waxbarashada Safaarada Soomaaliya ee dalka Uganda
MARTISOOR & Maxamuud Sh. Xaamud, Q2aad | Asaaskii Jaamacadda PSU & Tayada Waxbarasho ee Puntland
MARTISOOR Aadan Maxamed Cali: Dulmar Waayihii Kacaanka & Taariikhdii Danbe (Qaybtii 2aad | daawo)

AUN Barkhad Cali Saalax wuxuu shalay oo taariikhdu ahayd 5 Juun 2017 ku geeriyooday Bossaso. Barkhad waxaan 12 Diseenbar 2013 ku soornay barnaamijka caanka ah ee Martisoor. Barkhad wuxuu Tallman ugu warramay waayihiisii nolosha, mid korriimo, shaqo, waxbarasho, siyaasad, iyo waayo-waayo.

Martisoor kaga bogo oo hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: