Warbixinta Tartan & Tacliin: Daawad Garoowe fkf Badaacweyn Secondary iyo …

Barnaamijka Tartan & Tacliin (T+T) oo sannad kasta bisha Ramadaan ka baaha Radio Daljir, galayna sannadkii sagaalaad, waxaa sannadkan mar kale idiin sahlay shirkada Golis Telecom iyo Shirkadda Towfiiq.

Tartan & Tacliin waxaa qaybta koowaad foodda isdaray dugsiyada kal ah Daawad Sare Garoowe iyo Bacaadwayn Sare, kana mid ah dugsiyada sare ee Puntland, oo sannadkaan ay ku tartamayaan 30 dugsi sare.

Qaybta labaad ee T&T waxa uu asna ahaa tartan u dhexeeyey dugsiyada sare ee kala ah Najax Sare Ceelbuh iyo Jariiban Sare.

Hadaba Warbixinta barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa inoo haya wariye Xasan Heykal oo ku sugan Xarunta daljir ee Bosaaso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com