Barkhad Cali Saalax AUN 1938-2017: Xasuus Martisoorkii Radio Daljir 12 Diseenbar 2013

Barkhad Cali Saalax AUN 1938-2017: Xasuus Martisoorkii Radio Daljir 12 Diseenbar 2013

AUN Barkhad Cali Saalax wuxuu shalay oo taariikhdu ahayd 5 Juun 2017 ku geeriyooday Bossaso. Barkhad waxaan 12 Diseenbar 2013 ku soornay barnaamijka caanka ah ee Martisoor. Barkhad wuxuu Tallman ugu warramay waayihiisii nolosha, mid korriimo, shaqo, waxbarasho, siyaasad, iyo waayo-waayo.

Martisoor kaga bogo oo hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com