Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya oo la Diiwaangelinayo (dhegayso)

HomeWararka

Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya oo la Diiwaangelinayo (dhegayso)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhowaan sameeyey xafiis cusub oo ka shaqaynaya diiwaangelinta xisbiyada siyaasadeed ee Sooma

Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka shaqaalaha adduunka ee Geneva ka socda
Warka Fiidnimo iyo Fadumo degan , Daljir Bossaso (dhegayso)
Madaxweyne deni oo goordhow furaya shirka Maalgashiga Puntland

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhowaan sameeyey xafiis cusub oo ka shaqaynaya diiwaangelinta xisbiyada siyaasadeed ee Soomaaliya, kaasi oo la shaqayn doona gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka.

Madaxa xafiiska diiwaangelinta xisbiyada siyaasadeed ee Soomaaliya Maxamed Cumar Maxamuud ayaa waraysi uu siiyey Daljir ku sheegay in dhammaadka bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa bilaabi doonaan diiwaangelinta xisbiyada.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: