Kudhowaad 50 Ku dhimatay iyo 300 oo Ku Dhaawacantay Qaraxyadii Kapul (Sawirro)

HomeUncategorized

Kudhowaad 50 Ku dhimatay iyo 300 oo Ku Dhaawacantay Qaraxyadii Kapul (Sawirro)

Magaalada Kabul ee caasimada dalka Afgaanistan waxaa goordhaw ka dhacay qarax aad u xoog badan oo loo adeegsaday gaari nuuca Taraaga loo yaqaan oo lag

Diblumaasiyiin ajinebi ah oo boqolaal ku tilmaamay dadka ku dhintay colaada koonfurta Sudan
Garaad Jaamac oo ka digay in dad ka socda Sool iyo Cayn lagu daro Baarlamanka Puntalnd (Dhegeyso)
Munaasabad xusuus iyo duco ah oo loo samayn doono Alle ha u naxariistee Warsame C. Shirwac. [Akhris …]

Magaalada Kabul ee caasimada dalka Afgaanistan waxaa goordhaw ka dhacay qarax aad u xoog badan oo loo adeegsaday gaari nuuca Taraaga loo yaqaan oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa iyo biro badan.

Qaraxan goordhaw dhacay oo la tilmaamay in uu yahay mid kamid ah kuwii ugu weynaa ee Kabul ka dhaca ayaa ruxay aag amaankeeda si weyn loo adkeeyo ay ku yaalaan safaarado iyo xarumo dowladeed oo muhiim ah.

In ka badan 20-qof ayaa ku dhintay qaraxan xoogan, waxaa sidoo kale ku dhaawacmay dad ka badan 300-qof kale oo qaarkood qabaan dhaawacyo aad u culus, waxaana suurto gal ah in khasaaraha uu kasii bato inta hada la ogyahay.

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: