Gaalkacyo: Dilalka Indheergaradka waa lala Fakadaa Laakiin Qaadka iyo Anshax-xumada Marnaba Maya!

HomeWararka

Gaalkacyo: Dilalka Indheergaradka waa lala Fakadaa Laakiin Qaadka iyo Anshax-xumada Marnaba Maya!

Duqa Degmada Gaalkacyo, Maxamud Yaasin Axmed, ayaa maanta ka hadlay howlgallo lagu sugayo ammaanka iyo amniga magaalada Gaalkacyo. Guddoomiyaha ayaa ku dheeraaday kahortagga anshax-xumada xilliga bisha barakaysan ee Ramadaan. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/592d7e100b01008a99a49661/Duqa+Degmada+Galkacyo.mp3

RW Khayre oo booqday Qaar kamid dugsiyadda Muqdisho (Sawiro)
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Midowga Yurub oo Ka Shiraya Xaaladda Soomaaliya

Duqa Degmada Gaalkacyo, Maxamud Yaasin Axmed, ayaa maanta ka hadlay howlgallo lagu sugayo ammaanka iyo amniga magaalada Gaalkacyo. Guddoomiyaha ayaa ku dheeraaday kahortagga anshax-xumada xilliga bisha barakaysan ee Ramadaan.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: