Agaasime Axmed Macallin “Diyaaradda Dhacday Maraykan baa laga Lahaa”

Agaasime Axmed Macallin “Diyaaradda Dhacday Maraykan baa laga Lahaa”

Agaasimaha Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada,  Axmed Macalin Xasan, ayaa ka hadlay diyaarad maanta ku soo dhacday gagida diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Agaasimaha ayaa sheegay in diyaarada laga leeyahay wadanka Maraykanka, kana timid dalka Uganda, ayna waddey xammuul ama kargo, waxaana saarnaa 4 shaqaale ah, wayna wada badqabaan dhammaan shaqaalahaas.

Dhaca diyaaradda ayaa saameysay  saacado badan garoonka Muqdisho, hakadna galisay diyaaradahii ku soo degi lahaa gagida.

Hoos ka dhegayso

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com