Jubbaland oo Qaadacday Saami Qaybsiga Khayraadka Soomaaliya (akhriso)

HomeWararka

Jubbaland oo Qaadacday Saami Qaybsiga Khayraadka Soomaaliya (akhriso)

Qoraal kasoo baxay dawlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu shaaciyey in maamulka uu gabi ahaanba laalay wax allaale wixii la xiriirey qeybsiga kheyraadka dalka, kadib markii sida la sheegey dawladda federaalka ay daacad ka noqon weysey arrimo dhawaan dhacay. AKHRISO

Yaasiin Muuse Boqor: Sidee loo helaa baarlamaan tayo leh oo soo dhisa dowlad u qalanta dadka Puntland? (dhegayso)
Madaxweyne Gaas oo Jeediyey Khudbad Taariikhi ah (dhegayso)
Dr Sulub oo kulan hogaaminta kusaabsan ku qabtay Bosaso (dhegayso)

Qoraal kasoo baxay dawlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu shaaciyey in maamulka uu gabi ahaanba laalay wax allaale wixii la xiriirey qeybsiga kheyraadka dalka, kadib markii sida la sheegey dawladda federaalka ay daacad ka noqon weysey arrimo dhawaan dhacay.

AKHRISO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: