Yaasiin Muuse Boqor: Sidee loo helaa baarlamaan tayo leh oo soo dhisa dowlad u qalanta dadka Puntland? (dhegayso)

Yaasiin Muuse Boqor: Sidee loo helaa baarlamaan tayo leh oo soo dhisa dowlad u qalanta dadka Puntland? (dhegayso)

Puntland waxaa hadda ka socda qabanqaabada doorashada Baarlamanka, waxaana ku xigi doona tan Madaxweynha Puntland oo ay dooran doonaan isla baarlamaanka hadda hawshiisu socoto.

Yaasiin Muuse Boqor oo kamid ah waxgaradka Puntland ayaan ka waraysanay sida lagu heli karo baarlaman tayo leh oo dadka iyo dalkaba wax u tara. Waxaa waraystay Xuseen Madar, Daljir Bossaso.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com