Safarkii Khayre ee Xerada Ciidamada Balli Doogle

HomeWararka

Safarkii Khayre ee Xerada Ciidamada Balli Doogle

Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shalay galinkii dambe booqday Balli Doogle oo ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose. Khayre ayaa hadal uu u jeediyay ciidamaddii ku sugnaa xerada ku booriyey dhiiranaan dagaalka lagula jiro Alshabaab. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5926e7f70b0100d615a03e4c/khayre_ballidoogle_24may17.mp3  

Garaad Cabdullaahi Cali Ciid: “baaq nabadeed macno weyn ma leh … mar haddii aan baaqa lagu sheegin in Muuse uu ciidankiisa kala baxo gobolka Sool” (dhegayso)
Magaaladda Qardho oo lagu Heshisayay Labo Belood oo horey Xurguf u dhexmartay (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman, Daljir Bossaso (dhegayso)

Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shalay galinkii dambe booqday Balli Doogle oo ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose. Khayre ayaa hadal uu u jeediyay ciidamaddii ku sugnaa xerada ku booriyey dhiiranaan dagaalka lagula jiro Alshabaab.

Hoos ka dhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: