Xukuumadda Khayre oo ka Hadashay Dilalka Qorshaysan ee Muqdisho (dhegayso)

Xukuumadda Khayre oo ka Hadashay Dilalka Qorshaysan ee Muqdisho (dhegayso)

Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay xoojisay weerarka ka dhanka ah Shabaab, taasina ay jawaab u tahay in Shabaab ay xoogaa dhaq dhaqaaq ah sameeyaan.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) oo la hadlay VOAda ayaa sheegay Dowladda Soomaaliya in ay ka go’an tahay adkeynta amniga, taasina aysan waxba u dhimeyn.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com