Jubbaland oo Adkaysay Ammaanka Deegaamadeeda Digniina Soo Saartay (dhegayso)

HomeWararka

Jubbaland oo Adkaysay Ammaanka Deegaamadeeda Digniina Soo Saartay (dhegayso)

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in uu aad u adkeynayo amniga inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan. Guddoomiyah Degmada Kismaayo Ibraahi

Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Wasiir Juxaa “Boosaaso gole deegaan kama dhismin, guddoona lagama dooran,
Iimaamu Dahabi Qardho oo Dhallaanka Ku Baraarujinaya Quraanka (dhegayso)

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in uu aad u adkeynayo amniga inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Guddoomiyah Degmada Kismaayo Ibraahim Tima-jilac oo la hadlay warbaahinta ayaa dadka Ganacsatada ah ee iibiya cuntooyinka bisil waxa uu uga digay inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan in ay Maqaaxiyahooda furnaadaan oo ay cunto ku iibiyaan, taasina ay tahay mid mamnuuc ah.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: