Xafladda Qalinjabinta Jaamacadda PSU

HomeWararka

Xafladda Qalinjabinta Jaamacadda PSU

Guddoomiyaha Baarlamanaka Puntland ayaa maanta Garoowe kaga qaybgalay xaflad ay ku qalinjabiyeen 159 arday Jaamacada PSU kuwaas oo ka qalinjabiyey 6 k

Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday Xarunta Akaadeemiyada Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed
Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay colooda ka dhalatay marinka Qaza
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Guddoomiyaha Baarlamanaka Puntland ayaa maanta Garoowe kaga qaybgalay xaflad ay ku qalinjabiyeen 159 arday Jaamacada PSU kuwaas oo ka qalinjabiyey 6 kulliyadood oo kaladuwnan.

Xafladda qalinjabinta waxaa ka qaybgalay Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland, Wasiirka waxbarashada, xildhibaano, wasiiro, iyo martisharaf kala duwan.

Maxamed Lakiman ayaa warbixintan Garoowe ka soo diray.

Hoos ka dhegayso

   

  

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: