Dareenka Shacabka Muqdisho ee Xilalka la Xayuubiyey

HomeWararka

Dareenka Shacabka Muqdisho ee Xilalka la Xayuubiyey

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa mar qura xil-ka-qaadistii ugu balaarnneyd sameeyay kaddib markii uu shalay ku dhawaaqay xil-ka-xayuubinta 15 kamid a

Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (daawo)
Maxay ka wada hadleen Guddiyada Doorashada iyo Deeq-bixiyeyaasha Caalamiga?
Afhayeenka Awdal: Wax Soomaali inta la gawraco deedna sida xoolihii loo jarjaro reer Boorame ayaa..

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa mar qura xil-ka-qaadistii ugu balaarnneyd sameeyay kaddib markii uu shalay ku dhawaaqay xil-ka-xayuubinta 15 kamid ah Gudoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Qaybaha kala duwan ee blshada ayaa siyaabo kala duwan u arka talaabada uu ku dhaqaaqay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed.

Qaarkood waxay u arkaan tallaabo hormar ah halka qaar kalana ay ula muuqato fudeed uu ku dhaqaaqay Gudoomiyahu.

Hadaba waa kuwan qaar kamid ah shacabka Muqdisho oo ka hadlaya dareenkooda.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: