Bossaso oo Caadi ku soo Laabatay iyo Dayactir Socda

HomeWararka

Bossaso oo Caadi ku soo Laabatay iyo Dayactir Socda

Xaaladda ammaan ee magaalada Boosaaso ayaa maanta caadi ku soo laabatay oo deggan kaddib qarax ismiidaamin ah oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa

Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso | daawo )
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso/daawo)
Dawladda Pakistan ayaa mamnuucday in si toosa loo tebiyo khudbadaha ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan

Xaaladda ammaan ee magaalada Boosaaso ayaa maanta caadi ku soo laabatay oo deggan kaddib qarax ismiidaamin ah oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa ayaa waxaa ka dambeeyey nin isa soo miineeyey oo beegsaday bar kantarool ah oo ciidanka ammaanka gobolka Bari gaadiidka dadweynaha ku baarayeen.

Askari nafti hure ah ayaa horistaagay isqarxiyaha oo maaggan khasaare weyn, halkaasna ku badbaadiyey dad iyo saraakiilba.

Masawiro

  

   

   

   

  

  

  

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: