Ra’iisul Wasaare Khayre,”Wadanka Waxaa Ka Banaan Fursado Qaali ah” (dhegayso)

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Khayre,”Wadanka Waxaa Ka Banaan Fursado Qaali ah” (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal dheer ay u gali doonto sidii Shaqo abuur loogu sameyn lahaa dhalinyarada Soomaaliyeed ee waxbaratay. Waxaa uuu sheegay in shacabka Soomaaliyeed boqolkiiba 70% ay dhalinyaro yihiin taasina ay muujinayso in fursadaha dalka ka jiraa ay badan yihiin. DHEGEYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59211a03050100307cf3f217/ffffffffffffffffff.mp3

Dowladda Somalia oo dalbatay in meesha laga saaro guddiga ka hortagga Burcad badeedda
GAROWE: Golaha Wasiirada Puntland oo ka shiray Amniga & Abaaraha
Sheekh Aadan Madoobe oo noqday Guddoomiyaha Barlamaanka11ad ee DFS (Daawo)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal dheer ay u gali doonto sidii Shaqo abuur loogu sameyn lahaa dhalinyarada Soomaaliyeed ee waxbaratay.

Waxaa uuu sheegay in shacabka Soomaaliyeed boqolkiiba 70% ay dhalinyaro yihiin taasina ay muujinayso in fursadaha dalka ka jiraa ay badan yihiin.

DHEGEYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: