Ra’iisul Wasaare Khayre,”Wadanka Waxaa Ka Banaan Fursado Qaali ah” (dhegayso)

Ra’iisul Wasaare Khayre,”Wadanka Waxaa Ka Banaan Fursado Qaali ah” (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal dheer ay u gali doonto sidii Shaqo abuur loogu sameyn lahaa dhalinyarada Soomaaliyeed ee waxbaratay.

Waxaa uuu sheegay in shacabka Soomaaliyeed boqolkiiba 70% ay dhalinyaro yihiin taasina ay muujinayso in fursadaha dalka ka jiraa ay badan yihiin.

DHEGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com