Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Maanta waxaa la soo gabagabayn doona horyaalka Ingiriiska oo socday mudo ka badan sagaal bilood, tartan xooggan kaddib waxaa horay koobka ugu guulayst

Guddoomiye KX Cabdullaahi Shiikh Nuur (Xiriirka Kubadda Cagta): “Sannadkaan waa Kismaayo” (dhegayso)
PSG 7-1 Celtic iyo Wacdaraha Champions League (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha iyo Mustafa Xuseen Yusuf (DHEGAYSO)

Maanta waxaa la soo gabagabayn doona horyaalka Ingiriiska oo socday mudo ka badan sagaal bilood, tartan xooggan kaddib waxaa horay koobka ugu guulaystay kooxda Chelsea.

Dhanka horyaalka Spain, caawa ayaa lagu kala bixi doona kooxda sanadkan horyaalka dalkaas loo caleemo saari doono

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: