Guddoomiyaha dhalliyaro ku hawllan dhiraynta Garowe oo Daljir u warramay (Dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha dhalliyaro ku hawllan dhiraynta Garowe oo Daljir u warramay (Dhegayso)

Ibraahim Muuse Dahraan “Wadani” oo ah guddoomiayaha dhalliyaro ku hawllan dhiraynta magaalada Garowe ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir wuxuu kaga ha

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Dowladda Soomaaliya oo xoghaye ka joojisay shaqada inuu sirta bixiyo
Madaxwayne Farmaajo oo xalay kulan la yeeshay maamulka Galmudug

Ibraahim Muuse Dahraan “Wadani” oo ah guddoomiayaha dhalliyaro ku hawllan dhiraynta magaalada Garowe ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir wuxuu kaga hadlay bal xilligii uu ku dhashay fikirka noocaan ah, waxa u qabsoomay mudadii ay shaqaynayeen iyo halka ay hiigsanayaan.

Md. Wadani ayaa magaalada Garowe ugu warramay Axmed Sh. Maxamed “Tallman” oo marka hore weydiiyey waxa ku dhaliyey fikirka caynkan ah.

Dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: