Madaxweyne Gaas oo si Diirran Yataboori loogu soo Dhaweeyey (sawirro)

HomeWararka

Madaxweyne Gaas oo si Diirran Yataboori loogu soo Dhaweeyey (sawirro)

Madaxweynaha Puntland ayaa weli ku gudajira safarkiisa qaaradda Yurub, wuxuuna caawa ka degay Sweden, magaalada qadiimiga ah ee Yataboori (Gottenburg)

Isbaddalka Geeska Afrika: Eriteriya oo u gacanhaadisay Djibouti iyo Madaxweyne Geelle oo weli miiska ka maqan
Mareykanka oo baaq u diray Madaxda Maamul Goboleedyada
RW Ku xigeenka Somaaliya oo Turkiga kaga qayb galaya Shir Caalami ah

Madaxweynaha Puntland ayaa weli ku gudajira safarkiisa qaaradda Yurub, wuxuuna caawa ka degay Sweden, magaalada qadiimiga ah ee Yataboori (Gottenburg).

Jaaliyadda reer Puntland iyo kuwa Soomaalida ayaa Madaxweyne Gaas si diirran ugu soodhaweeyey magaalada Yataboori.

Hoos ka daawo sawirada soodhaweynta Madaxweyne Gaas iyo waftigiisa, oo Radio Daljir kala soco safarka Madaxweynaha.

Sawirro

 

 

 

 

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: