HomeUncategorized

Maxaabiis cafis loo fidiyey munaasabada Ciid al Fitriga awgeed. [Dhegaysi …]

Garowe, Sept 17 - Wareegto ka soo baxday madaxtooyada Puntland ayaa cafis loogu fidiyey 94 maxbuus oo ku xiran jeelasha Puntland. Wareegtada ayaa ku

AKHRISO-Dowladda Itoobiya oo saraakiil ka shaqaynaysa dibu doorashada XSM u dirtay Muqdisho.
Jubbaland oo ku war-gelisay ciidamada in ay al-shabaab ka sifeeyaan deeganada ku dhow Afmadow
(Dhegayso) Abukaate Cabdikariin Xariga Daljir waxaa loo maray wado sharci daro ah inay sii xirnaatana waa sharci darro kale

Garowe, Sept 17 – Wareegto ka soo baxday madaxtooyada Puntland ayaa cafis loogu fidiyey 94 maxbuus oo ku xiran jeelasha Puntland. Wareegtada ayaa ku wargelisay saraakiisha ciidanka amniga cafiska madaxweyne, iyada oo sidoo kalena lagu wargeliyey saxaafada maxalliga ah tirada maxaabiista, jeelasha ay ku kala jiraan, iyo sababta cafiska loogu fidiyey.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: