LeBron oo Jiiray Boston Celtics 117-104 (masawirro)

HomeCiyaaraha

LeBron oo Jiiray Boston Celtics 117-104 (masawirro)

LeBron James iyo Cavaliers oo Boston gurigooda ugu yimid ayaa Boston Celtics sabuuradda dib ugu celiyey, hadana huggaaminaya 1-0. Guusha ayaa raaci do

Isreebreebka NBA-da USA: Cavaliers 4-0 Pacers; Warriors 4-0 Blazers; Celtics 3-2 Bulls
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports NEWS iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (Dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

LeBron James iyo Cavaliers oo Boston gurigooda ugu yimid ayaa Boston Celtics sabuuradda dib ugu celiyey, hadana huggaaminaya 1-0. Guusha ayaa raaci doonto tiimkiiga guusha ku tirabadnaada 7 ciyaarood ama ku guulaysta 4 ciyaarood.

Natiijada 117-104 waxa u egtahay mid isku dhow, laakiin marnaba Celtics ma soo dhawaan, marnana cayaarta ma huggaamin, badanaana waxaa laga horeeyey in ka badan 20 dhibcood.

Tiimkii guulaysta ayaa horyaalka NBA-da la ciyaari doona kii ka soo baxa xeebta Galbeed ee NBA-da, Golden State Warriors ama San Antonio Spurs.

Sawirada cayaartii xalay

  

 

 

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: