Isreebreebka NBA-da USA: Cavaliers 4-0 Pacers; Warriors 4-0 Blazers; Celtics 3-2 Bulls

Isreebreebka NBA-da USA: Cavaliers 4-0 Pacers; Warriors 4-0 Blazers; Celtics 3-2 Bulls

LeBron James iyo Cleveland Cavalier waxay 4-0 direen Pacers, waxayna sugayaan kii raaya Celtics iyo Bulls. Warriors sidoo kale waxay 4-0 direen Portland Trail Blazers.

Caawana waxay ahayd Boston Celtics oo ku tuntay Chicago Bulls hugaaminayana 3-2.

Hoos ka daalaco natiijinkii caawa, kuwii hore iyo kuwa asbuucaan oo riix ESPN NBA Scoreboard

NBA Scoreboard

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0