Balliyada iyo Dooxooyinka Qardho oo Xareedsaday Doogsadayna!

HomeWararka

Balliyada iyo Dooxooyinka Qardho oo Xareedsaday Doogsadayna!

Qardho iyo gobolka Karkaar ayaa ah meelaha ku doogsaday roobabkii bishaan May. In kasta oo ay waqti qaadan doonto in xoolaha iyo daaqsintu u soo laabt

Duqa Cusub ee Boosaaso oo Maanta Xilka la Wareegay (dhegayso)
Wasaaradda Waxbaarshada Puntland oo shaacisay Natiijada fasalka 12aad
Raiisal Wasaare Xamse oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Kenya William Ruto

Qardho iyo gobolka Karkaar ayaa ah meelaha ku doogsaday roobabkii bishaan May. In kasta oo ay waqti qaadan doonto in xoolaha iyo daaqsintu u soo laabtaan sida loogu baahi qabo, hadana dhulka waxaa ka muuqda qurux iyo doog.

Masawirada hoose waxaa nala qaybsaday Maxamuud Fantastik, wariyaha Daljir Qardho iyo Haashim Cismaan, Madaxa Suuqgeynta Daljir.

Damaashaad iyo dalxiis wacan!


Arag Bogga 2aad

PAGES

1 2 3

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: