Balliyada iyo Dooxooyinka Qardho oo Xareedsaday Doogsadayna!

Balliyada iyo Dooxooyinka Qardho oo Xareedsaday Doogsadayna!

Qardho iyo gobolka Karkaar ayaa ah meelaha ku doogsaday roobabkii bishaan May. In kasta oo ay waqti qaadan doonto in xoolaha iyo daaqsintu u soo laabtaan sida loogu baahi qabo, hadana dhulka waxaa ka muuqda qurux iyo doog.

Masawirada hoose waxaa nala qaybsaday Maxamuud Fantastik, wariyaha Daljir Qardho iyo Haashim Cismaan, Madaxa Suuqgeynta Daljir.

Damaashaad iyo dalxiis wacan!


Arag Bogga 2aad

PAGES

1 2 3

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com