Balliyada iyo Dooxooyinka Qardho oo Xareedsaday Doogsadayna!

HomeWararka

Balliyada iyo Dooxooyinka Qardho oo Xareedsaday Doogsadayna!

Qardho iyo gobolka Karkaar ayaa ah meelaha ku doogsaday roobabkii bishaan May. In kasta oo ay waqti qaadan doonto in xoolaha iyo daaqsintu u soo laabt

Wacaal Daray ah: Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo lagu dilay Muqdisho
Guddiga dhismaha Laamiga Burtinle oo lacag lagu wareejiyeey (dhegayso)
Mid kamid ah Salaadinta Galmudug oo Caawa Gaalkacyo lagu dilay

Qardho iyo gobolka Karkaar ayaa ah meelaha ku doogsaday roobabkii bishaan May. In kasta oo ay waqti qaadan doonto in xoolaha iyo daaqsintu u soo laabtaan sida loogu baahi qabo, hadana dhulka waxaa ka muuqda qurux iyo doog.

Masawirada hoose waxaa nala qaybsaday Maxamuud Fantastik, wariyaha Daljir Qardho iyo Haashim Cismaan, Madaxa Suuqgeynta Daljir.

Damaashaad iyo dalxiis wacan!


Arag Bogga 2aad

PAGES

1 2 3

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: