Wasaaradda Deegaanka Soomaaliland oo 80 Kun oo Geed Beeraysa

HomeWararka

Wasaaradda Deegaanka Soomaaliland oo 80 Kun oo Geed Beeraysa

Wasaaradda Deegaanka iyo Hormarinta  Reer Miyiga ee Soomaaliland ayaa galabta Hargeysa ku daahfurtay mashruuc lagu dhireenayo deegaanada Soomaaliland.

Wasiirka Amniga: “Waxaan Gacanta ku Dhignay Ciise Tarabuun, Madixii Amniyaadka Alshabaab ee Muqdisho”
Dadwaynaha Puntland oo Alle u baryay geerida madaxwaynihii hore PL (Daawo)
Shirkad Qaabilsan Nadaafada oo laga furay Caabudwaaq (dhegayso)

Wasaaradda Deegaanka iyo Hormarinta  Reer Miyiga ee Soomaaliland ayaa galabta Hargeysa ku daahfurtay mashruuc lagu dhireenayo deegaanada Soomaaliland. Mashruucan ayaa Wasaaraddu waxa ay sheegtay in gobolada Somaliland lagu beeri doono 80 kun oo geed.

Mashruucan dhireynta ayaa waxaa ku dhawaaqday Wasiiirka Waasaradda Deegaanka iyo Hormarinta Reer Miyiga Marwo Shukri Xaaji Baandaare iyo Maayarka Hargeysa.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: