Roob Siweyn Loogu Diirsaday oo Ka Da’ay Gobolka Nugaal (dhegayso)

HomeWararka

Roob Siweyn Loogu Diirsaday oo Ka Da’ay Gobolka Nugaal (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa xalay waxaa ka da’ay roob ay aad ugu diirsadeen dadka kunool magaalada iyo noolaha kale, waxaana sidoo k

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo guddoomiyay Shir looga hadlayay dardargalinta Howlgallada ka dhanka ah al-shabaab
Garoowe oo lagu soo dhaweyeey Saraakil horey uga soo goostay Somaliland (Daawo)
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa caddeeyay sida ay xukuumadda uga go’an tahay qabashada doorasho nabdoon.

Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa xalay waxaa ka da’ay roob ay aad ugu diirsadeen dadka kunool magaalada iyo noolaha kale, waxaana sidoo kale roobab xoogani ka de’een gobolada Sanaag, Sool, Mudug, Cayn iyo Nugaal.

Gobolka nugaal  waxaa roobabkii ka da,ay  daljir uga waramay Xasan Yuusuf kaarshe gudoomiye  kuxigeenka ururka iskaa shatada Beeralayda Puntland  ee gobolka nugaal

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: