Roob Siweyn Loogu Diirsaday oo Ka Da’ay Gobolka Nugaal (dhegayso)

HomeWararka

Roob Siweyn Loogu Diirsaday oo Ka Da’ay Gobolka Nugaal (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa xalay waxaa ka da’ay roob ay aad ugu diirsadeen dadka kunool magaalada iyo noolaha kale, waxaana sidoo k

DAAWO: ARAGTIDA SHACABKA BOSSASO EE GO’AANKII ISIMADA QAAR
Ra’iisul Wasaare Khayre oo La Kulmay Bulshada Gaalkacyo iyo golaha deegaanka Waqooyiga Gaalkacyo (Sawiro)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa xalay waxaa ka da’ay roob ay aad ugu diirsadeen dadka kunool magaalada iyo noolaha kale, waxaana sidoo kale roobab xoogani ka de’een gobolada Sanaag, Sool, Mudug, Cayn iyo Nugaal.

Gobolka nugaal  waxaa roobabkii ka da,ay  daljir uga waramay Xasan Yuusuf kaarshe gudoomiye  kuxigeenka ururka iskaa shatada Beeralayda Puntland  ee gobolka nugaal

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: