Roob Siweyn Loogu Diirsaday oo Ka Da’ay Gobolka Nugaal (dhegayso)

Roob Siweyn Loogu Diirsaday oo Ka Da’ay Gobolka Nugaal (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa xalay waxaa ka da’ay roob ay aad ugu diirsadeen dadka kunool magaalada iyo noolaha kale, waxaana sidoo kale roobab xoogani ka de’een gobolada Sanaag, Sool, Mudug, Cayn iyo Nugaal.

Gobolka nugaal  waxaa roobabkii ka da,ay  daljir uga waramay Xasan Yuusuf kaarshe gudoomiye  kuxigeenka ururka iskaa shatada Beeralayda Puntland  ee gobolka nugaal

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com