Xildhibaan Surcad oo Ka Hadlay Shirka London iyo Dhismaha Garoonka Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan Surcad oo Ka Hadlay Shirka London iyo Dhismaha Garoonka Garoowe (dhegayso)

Xildhiban Siciid Samatar Suraccad Oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Puntland ayaa waraysi uu siiyay radio daljir waxa uu uga hadlay shirka Arimaha

Somaliland oo ugu dambeyn ogolaatay qodobkii xasaasiga ahaa ee Wada hadaladii Jabuuti
Midowga Musharaxiinta Soomaaliya oo dalbaday in la hakiyo doorashada
Maxaa Ka Cusub Xamar :Maxaabis Somaliyeed oo Maanta Muqdisho Laga soo dajiyaay (dhegayso)

Xildhiban Siciid Samatar Suraccad Oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Puntland ayaa waraysi uu siiyay radio daljir waxa uu uga hadlay shirka Arimaha Soomaliada looga hadlayo ee Ka Furmay Magaalada Lodon eee Wadanka Uk Maanta 11 ay Tahay bisha May Kasa oo ay Horey Dawlada Uk ugu Dhawaaqday .

Surcad ayaa Qaba in Shirkaas ay Wax Wacan ka Soo Bxiin Karaan Hadii uu yiri ay Madaxda Soomalidu la Tagaan Qorshe cad oo lagu Amini Karo Lagulana Shaqeyn Karo.

Dhinaca kale Xildhibaanku Waxaa uu ka hadlay oo Ka mid ahaa Gudi Dhaqaale Ururin u Sameynayay Mashruuca Nalaynta garoonka Diyaaraha Garoowe oo Wali Qabyo Waxaa kale oo uu Sheegay in Garoonka Diyaaraha Garoowe la rajeynayo in Wajigiisa labaad oo Dhameytir ah Ay dawlada kuweiyt Markle bixiso dhaqaalaha ku Baxaya .

DHEGEYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: