Xildhibaan Surcad oo Ka Hadlay Shirka London iyo Dhismaha Garoonka Garoowe (dhegayso)

Xildhibaan Surcad oo Ka Hadlay Shirka London iyo Dhismaha Garoonka Garoowe (dhegayso)

Xildhiban Siciid Samatar Suraccad Oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Puntland ayaa waraysi uu siiyay radio daljir waxa uu uga hadlay shirka Arimaha Soomaliada looga hadlayo ee Ka Furmay Magaalada Lodon eee Wadanka Uk Maanta 11 ay Tahay bisha May Kasa oo ay Horey Dawlada Uk ugu Dhawaaqday .

Surcad ayaa Qaba in Shirkaas ay Wax Wacan ka Soo Bxiin Karaan Hadii uu yiri ay Madaxda Soomalidu la Tagaan Qorshe cad oo lagu Amini Karo Lagulana Shaqeyn Karo.

Dhinaca kale Xildhibaanku Waxaa uu ka hadlay oo Ka mid ahaa Gudi Dhaqaale Ururin u Sameynayay Mashruuca Nalaynta garoonka Diyaaraha Garoowe oo Wali Qabyo Waxaa kale oo uu Sheegay in Garoonka Diyaaraha Garoowe la rajeynayo in Wajigiisa labaad oo Dhameytir ah Ay dawlada kuweiyt Markle bixiso dhaqaalaha ku Baxaya .

DHEGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com