Xildhibaan Hirshabeelle oo Dhaliilay Xoosh, Wasiirka Dastuurka

HomeWararka

Xildhibaan Hirshabeelle oo Dhaliilay Xoosh, Wasiirka Dastuurka

Xildhibaan Cumar Maxamed Cumar oo Ka mid ah xildhibaanada Maamulka Hirshabelle ayaa ka hadlay hadal dhawaan ka soo yeeray wasiir Xoosh. Wasiir Xoosh a

Madaxweyne Deni: “Mudo kayar laba bilood ayaan ku dhamaystiri doona Wadada Ceeldaahir & Ceerigaabo”
CAPTAIN AYUUB & GAROOWE | “Waxaa ayaandarro ah in qaar ka mid ah musharixiinta ku sheega in ay qoor-sagaaro ku hayaan shacabka
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Xildhibaan Cumar Maxamed Cumar oo Ka mid ah xildhibaanada Maamulka Hirshabelle ayaa ka hadlay hadal dhawaan ka soo yeeray wasiir Xoosh. Wasiir Xoosh ayaa horay u yiri waa muhiim in maamulada dalka ka jira laga sharciyeeyo Baarlamaarka Soomaaliya.

Xildhibaan Cumar ayaa sheegay in maamulada dalka ka jiraa ay yihiin kuwo sharci ah, islamarkaasna hadalka wasiirku uu carqalad ku yahay hannaanka dawladnimo ee dalka.

Subeyr Shiikh Cabdi ayaa waraystay Xildhibaan Cumar Maxamed Cuamar oo ku sugan magaalada Jowhar.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: