Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan  Yamani

HomeCiyaaraha

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani

Waxaa la ciyaaray hal kulan oo ka tirasana horyaalka Ingiriiska; dhanka kale kooxda Barcelona  ayaa dacwad ka gudbisay naadiga Malaga oo ka dhisan gob

Xubintii Ciyaaraha iyo Gobolka Mudug (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Waxaa la ciyaaray hal kulan oo ka tirasana horyaalka Ingiriiska; dhanka kale kooxda Barcelona  ayaa dacwad ka gudbisay naadiga Malaga oo ka dhisan gobolka Andulos ee Isbeen.

Dhanka suuqa kala iibsiga cayaartooyda ayaa la hadalhayaa sida kooxaha qaarada Yurub ay u doonayaan in koox kastaa ay isku hagaajiso ama isaga dhisto meelaha ay ka liidato.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: