Waraysi Guddoomiyaha Jaaliyadda Jubaland ee Waqooyiga Ameerika

HomeWararka

Waraysi Guddoomiyaha Jaaliyadda Jubaland ee Waqooyiga Ameerika

Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose waxaa ka socda horumar baaxad leh. Madaxweynaha Jubaland Axmed Islaan Axmed Madoobe ayaa mudadii afarta san

Garoowe: Golaha dhexe ee xisbiga Shaqaalaha ayaa maanta xilka ka qaadey Gudoomiyihii xisbiga
Mareykanka oo Dhaqaalle kusoo rogay inay bixiyaan dowladaha Hodanka ee Bariga Dhexe
Habraaca Hirgalinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada 2020/2021 ee heer Federaal

Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose waxaa ka socda horumar baaxad leh. Madaxweynaha Jubaland Axmed Islaan Axmed Madoobe ayaa mudadii afarta sano ahayd ee uu xilka hayay waxaa isbaddal wayn laga dareemay dhanka amniga, kaabayaasha dhaqaalaha, ganacsiga, iyo waliba bilicda magaalada Kismaayo.

Dhawaan deegaanada Jubaland gaar ahaan magaalada Kismaayo waxaa booqasho ku tagay wafdi balaaran oo uu hogaaminaayay Guddoomiyaha Jaaliyada Jubaland ee Waqooyiga Ameerika waxayna halkaasi ku soo arkeen horumarka baaxadda leh ee ka socda .

Jaaliyaddu waxa ay maamulka ku wareejisay lacago ay ugu talagaleen gurmadka dadka ay abaartu saamaysay. Jaaliyada ayaa xustay in dhismaha maamulka Jubaland iyo horumarka ay gaartay ay qaybwayn ku lahayd dowlada Puntland.

Hadaba Cabdiwali Axmed Warsame waa Gudoomiyaha Jaaliyada Jubaland ee North America, waxaana waraystay wariye Xasan Haykal oo ku sugan Daljir Bossaso.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: