Rugta Ganacsiga Galmudug ma aha Mid Dawli ah, Xilna la Igama Qaadi Karo

HomeWararka

Rugta Ganacsiga Galmudug ma aha Mid Dawli ah, Xilna la Igama Qaadi Karo

Guddoomiyihii  Rugta Ganacsiga Galmudug, Maxamed Cabdullaahi Marteelo, ayaa sheegay in uusan wasiirka ganacsiga Galmudug xilka ka qaadi karin. Maxamed waxa uu sheegay in xilkaan uusan ahayn mid dowladeed balse uu yahay mid Gasnacsi. Cumar Lakiman ayaa ayaa inoo haya warbixinta Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58fb83c7070100d87530d72b/Gudoomiyaha+Rugta+Ganacsiga+oo+diiday+Xilka+qaadista+Radio+DALJIR.mp3  

Rooble oo kormeeray furista waddooyinka u xirnaa gadoodkii muddo kororsiga Farmaajo (Sawiro)
NUSOJ oo 40 Wariye Tababar uga furtay Garoowe
Gaalkacyo beelihii dhawaan ku dagaalamay oo kala qaatay duugtii.

Guddoomiyihii  Rugta Ganacsiga Galmudug, Maxamed Cabdullaahi Marteelo, ayaa sheegay in uusan wasiirka ganacsiga Galmudug xilka ka qaadi karin. Maxamed waxa uu sheegay in xilkaan uusan ahayn mid dowladeed balse uu yahay mid Gasnacsi.

Cumar Lakiman ayaa ayaa inoo haya warbixinta

Hoos ka dhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: