Daawo-Liverpool oo Guul Ka Gaadhey Kulankii Merseyside Derby.

HomeCiyaaraha

Daawo-Liverpool oo Guul Ka Gaadhey Kulankii Merseyside Derby.

Liverpool ayaa guul gaartay kulankii Merseyside Derby iyadoo Jurgen Klopp iyo kooxdiisa ay muujiyeen sida ay uga taliyaan gobolka, sadex gool oo ay kala dhaliyeen Sadio Mane, Philippe Coutinho iyo Divock Origi ayaana shabaqa wada gaaray halka Pennington uu dhaliyay goolka calanka ee Everton. DAAWO https://youtu.be/Cd8YQFGH9HQ

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha: El Clasico waa El Barca 3-0 Real Madrid (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Liverpool ayaa guul gaartay kulankii Merseyside Derby iyadoo Jurgen Klopp iyo kooxdiisa ay muujiyeen sida ay uga taliyaan gobolka, sadex gool oo ay kala dhaliyeen Sadio Mane, Philippe Coutinho iyo Divock Origi ayaana shabaqa wada gaaray halka Pennington uu dhaliyay goolka calanka ee Everton.

DAAWO

https://youtu.be/Cd8YQFGH9HQ

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: