Siyaasi Shoortaaye oo ka hadlay dagaalka maanta ka dhacay Garoowe: “Maanta dagaalkii ugu xoogga weynaa ee Xasan Sheekh Maxamuud, Muuse Biixi iyo Ismaaciil Cumar Geelle oo isku xirnan dagaalkoodii maanta Garoowe ayaynu uga adkaanay.” | Shortaayo ayaa shacabka Puntland siiba reer Garoowe ugu baaqay midnimo.
FAALLOOYIN & FALCELIN