Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay sharciga ladagaallanka Argagixisada

HomeWararka

Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay sharciga ladagaallanka Argagixisada

Sanatarada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay sharciga ladagaallanka Argagixisada oo horey uga soo gudbay

Saldhig ay leeyihin Ciidanka kenya oo weraar madaafic ah lagu qaaday
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi ayaa kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Sanatarada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay sharciga ladagaallanka Argagixisada oo horey uga soo gudbay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya.

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya, oo sharcigan maanta ansixiyay ayaa waxaa codkooda ku meel mariyay 29 Sanatar.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa horay u ansixiyay Sharcigan oo xilliyo kala duwan la horgeeyay Barlamaanka Soomaaliya.

Sharcigan ayaa si uu u saxiixo waxaa loo gudbin doonaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: